|
|
|
DAWARSATO
DARIIQAY KU COLOWDAA!! 28/09/2009 |
Markii ay soo baxeen warar sheegaya
in wafti uu hogaaminayo Da’uud
Axmaar ku soo food leeyahay Dalka
Maraykanka, gaar ahaan Magaalooyinka
Mataanaha ah Saint Paul-Minneapolis
ee Gobolka Minnesota ayaa waxaa
bilowday suxul-duub
Read
More ...
|
|
Raali
galin akhristayaasha boga Haleelo.com
16/07/2009 |
Dhamaan akhristayaasha bogan haleelo
waxaan ka raali galinaynaa mudadii
anaan waxba soo qalinin bogan, Geeli
ayaa meel naq ka da'ay ku maqnaa
taas ayaa keentay qolaal laantanada
waxaanse idiin shegaynaa in aanu
idiin soo gudbin doono qoraalo aad
u fara badan.
Read
More ...
|
|
WALIGAA
WAX AADAN AHAYN MA IS MOODEY?.
03/06/2009 |
Haa wey dhacdaa in qofku wax aanu
ahayn uu is moodo hase ahaate waxaa
had iyo goor is moodsiiskaa dhinac
socda in hadana qofku xantiisa ogyahay
waayo horey baa loo yiri “Fuley
Xantii ma mooga”,
Read
More ...
|
|
Kooxda Alitixad (Ajo gudhay) oo dagaal
ku baaqday. 10/04/2009 |
Baaq kooxda shaadhka diinta ku
qadhaabta ee loo yaqaano ajo gudhay
ama hadhaaggii Alitixad hase yeeshee
isku magacaaba somaali galbeed ay
ka soo saartey magaalada xamar ayey
isku raaceen in dagaal lagu qaado
ONLF Zenawina la garab istaago.
Read
More ...
|
|
|
|
|
|
Qoraaladii
hore |
|
|
|
|
|
|
FIKRADAHA
|