Haleelo.com
Waa wakaalad madax banaan
Contacts Us: haleelo@hotmail.com
 
Free Logo Maker and Free Logo Design By LogoSnap.com
 
 

 

 
YUSUF GARAAD OO KAMBAYN UGU JIRA IN UU MADAXWAYNE KA NOQDO SOMALIA.

Burburkii Jamhuuryada Somalida waxaa ka dhashay tafaraaruq iyo madaxtinimo Doon aan ujeedo lahayn, waxaa waayadan dambe soo baxaya kambaynka raga Doonaya in ay madaxwayne ka noqdaan dalka Somalia waxaase is way diin leh Oon adiga dib kuu waydiinaynaa akhristow hadii aad adigu Somali tahay dal
Somaliyeed na aad rabto in aad madaxwayne ka noqoto yaad waydiisan lahayd In uu ku doorto? Ma dadka somalida ah? Mise itoobiyaan iyo dawlada itoobiya?

Yusuf Garaad hamiga ka galay madaxtinimada Somalia wuxuu kalifay in uu Gacanyaro iyo mudeec u noqdo xukumada itoobiya isagoo xidhiidh dhaw la Sameeyay ciidamada sirdoonka itoobiya waa arinta saldhiga u ah in aan idaacada BBC laga siidayn wax barnaamij ah oo ayna raali ka ahayn xukumada Itoobiya, waa sababta kaliftay Dalka itoobiya oo ay doorasho ka dhacayso in idaacada BBC ayna hal wariye u dirin Ogadeniya.

Waxaa intaas u dheer musharaxa Madaxtinimada Somaliya doonaya waa Yusuf Garaade Isaga oo ay maskaxda u buuxisay eex iyo qabyaalad aan geedna loogu soo gaban somalidana
Ugu kala eexda ideecada uu madaxda ka yahay waxaa cad in uu Yusuf muhimad gaar ah siiyo Warfaafinta somalida qaybta ay reerkiisu leeyihiin kharash aad u badan uu ku bixiyo website yo iyo ideecado local ah oo ay leeyihiin dad isaga jifo u ah isagoo waliba sii qaybinaya Beesha Hawiye ee uu ka dhashay jifo hoosana midigta qabsaday.

Waxaa wax aad loola yaabo ah takoorida iyo cadaadiska uu yusuf ku hayo umada somalida Ogadenia iyo Halgankooda dhinaca idaacada BBC Umada somalida Ogadenia waxay xidhiidh fiican la leedahay saxaafada caalamka oo dhan Oo gaadhsiiya fariimahooda meel ayna gaadhsiin idaacada BBC adigana dabadhilf nimo Itoobiya meelna ku gaadhi maysid ee Somali baad tahay soomalida ka raadi waxa aad Rabto.

Waxaan dhawaan soo qoraynaa

• Bilowgii xidhiidhka Yusuf Garaad iyo Sirdoonka Itoobiya
• Dhaqaalaha idacada BBC siiso saxaafada somalida iyo kuwa ay yihiin
• Sinaan la,aanta yusuf ku maamulo shaqaalihiisa

Lasoco haleelo Waa Mogaw

Haleelo.com
haleelo@hotmail.com

 

 
 
 
FIKRADAHA
The Kelafo (Qalaafe) Town in Ogaden by Guled? By Guled Guled
 
 
Shir qoolada & Isku day kasta oo gumaysigu maleego fashil buu ku dhamaadaa. W/Q Maax Ibrahim
 
Home
Copyright © Haleelo.com