Waxaan
dhamaan Akhristaysha Haleelo.com ka raali galinaynaa
mudadii aan hawadda ka maqnayn waxaan jiray hawdka
fog ee Ogdeniya S/Galbeed oo aanu Geel horweyn ah
ku haynay sida lawada yaqaano dhulka Ogdeniya S/Galbeed
waxaa ka jiray abaaro is daba joog ahaa kuwaas oo
dhulka xaalufiyay.
Hadaba
waxaa sanadkan dhulka Ogdeniya S/Galbeed ka dhacaday
barwaaqo Illahay lagu mahadiyay waxaanan in mudo
ah ku maqnayn Geelii aanu xer gaynay oo wada dhalay
oo aanu ku hubasanay meel ugbaad aha.
Waxaanan
maanta si toos ah hawada ugu soo celinay boga Haleelo.com
oo looga bartay soo bandhigida wararka runta ah
anaga oo mudadii aan hawada ka maqnayn uu wax badan
is badalay, waxaa isbadalada dhacay ka mid ah nimankii
diinta ku gaban jiray oo xarooday isuna dhibay Wayaanaha
waa ururkii Al-Itixaad ee ay bur buriyeen Casoowe,
Ibrahim Dheere, iyo Ahmed Nashaad.
Sidoo kale waxaan idiin soo bandhigi donaa xidhiidhkii
aan mudad dheer ka sheekayn jiray ee ahaa xidhiidhka
u dhexeeya Ilama Cabi Aw-Nuur iyo daba dhilifka
Jig-Jiga, iyo Dhanaan.com oo ku soo biirtay qorshihii
horay loogu sameeyay Xaajo.qudhun wada waxaana idiin
haynaa cadaymo arintaas ku saabsan.
Sidoo
kale meesha ay ku dambeyeen Cadhoolayaashi aan in
badan ka digi jirray oo aan ayagana ka hayno barnaamijyo
badan oo aad loogu qanacidoono, ha moogaanin
Haleelo.com
Inta
aanaan barnaabimjyo kale gudo aglin dib u milicso
qoraaladii aanu qolyaha kor ku xusan horey uga qornay.