Haleelo.com
Waa wakaalad madax banaan
Contacts Us: duulane@haleelo.com
 
 
 

 

 

Xaajo sirta ay marwalba sheegto in ay hesho yay u sheegaysaa?

Bogga aad beenta u sheeciya ee ay leyihiin labada wiil ee walaalaha ah wuxuu soo maray marxalado aad u kala duwan maanta ayuuse ugu daran yahay markuu la fadhiistay Ina Ilay ayaa waxaa ku dhacay is dhexyaac. Abdi Ilay oo ah dambiile mudan in la soo xidho ayaa wuxuu mushaar u qoray Ahmed Wareeray iyo rag uu ku jiro mudo sheer ayuu Ahmed Wareeray qoray qoraalo been ah oo aad u fara badan waxaa iigu yaab badnaa markii uu soo galiyay qoraal ka hadlaya dilkii Doolaal oo isaga oo aan la maqlin uu Ina Ilay e-mailkiisa ugu soo diray Ahmed Wareerey kadibna uu soo bandhigay saacado kadib ayuu Ina Ilay soo canaantay oo uu shegay in ay Dawlada Itoobiya wali arintaas fasixin marka jooji arintaas, wuu ka saaray waxyar kadib intii akhriday ayaa marag noo ah.

Ahmed Wareeray wuxuu hada qoraal sir ayaan ka helay ONLF waana been iska cad masuuliyiinta ONLF waa dad aqoon leh oo intaas oo sir ah haya ma waxay ilaalin wayeen e-mailkooda, wuxuuse dadka moodayaa in ay yihiin dad aan waxba garanaynin hadii uu aqoon khibradeed u leeyahay sida loo baadho e-mailada maba jirtee webka loo sameeyo isagu ha sameeyo oo ha barto sida webka loo sameeyo, waxaan ognahay in uu wiil Soomaaliyed lacag siiyo una sameeyo.

Ahmed Wareeray wuxuu hada la jogaa Ina Ilay waxaana la sheegayaa eddaymaha loo soo jeediyay in ay kamid tahay in uu wabka Xaajo ku qoro luuqada afka Axmaariga maxaa yeelay Dawlada Ethiopia waxay lacag ku bixisaa luuqad aynan fahmaynin oo afsoomaali ah, marka arintaas waxaa dhowri donaa cida luuqada Axmaariga u qori doona Wareeray oo aan wax aqoon ah lahayn.

Haleelo Waa Magow.

Haleelo.com
haleelo@hotmail.com

 

 
 
 
FIKRADAHA
The Kelafo (Qalaafe) Town in Ogaden by Guled? By Guled Guled
 
 
Shir qoolada & Isku day kasta oo gumaysigu maleego fashil buu ku dhamaadaa. W/Q Maax Ibrahim
 
Home
Copyright © Haleelo.com