Q/dahare iyo Qaniinyada ina Ilay
Waxaa usbuucii ya dii inoo dan beeyay ka imanaya
gobolka ogadenia, warar tibaaxaya, dhibaatada baaxada
wayn ee lagu hayo, good ahaan soomalida ogadenia
gaab ahaan, deegaan ka Qoraxay, dagmada Q/dahare.
Laga soo bilaabo June 2007 waxaa olole dabar gooyn
ah lalabeegsaday ilaha dhaqaale ee bulshada, waxaa
laxayiray dhaq-dhaqaa qii ganac si ee gobalka iyo
somaalia, iyo midka dag mooyin ka goblka dhexdiisa
ah ba, waxaa la diiday gaadiid ka isku xidhi jiray
dag mooyin ka ka hooseeya dhagaxbuur, sida wardheer
iyo Q/dahare, Godey iyo Q/dahare, Shilaabo iyo Q/dahare
IWM
taas oo keen tay in Q/dahare gaadiidka kali ah ee
kabixi kara ama soo gali kara aynoqoto gaadhiga
qaada bug-tada ee AMBULANCE ka.
Hadaba su ashu waxay tahay, waa maxay waxa sida
goonoda ah loola beegsanayo go’doonka dheeriga
ah magaalada Q/dahare?
Hadaan ra’yigayga lakaashdo jawaab ta su’aashaas,
waxay ilatahay siyaasda gumaysiga Ethiopia ee uu
hada hogaamiyo xisbiga Albanian Communist Style
leh Ee Marxist Leninist Tigry League, ama TPLF oo
ku fashilmay inay dadka somalida ogadenia hantaan
maankooda iyo caqligooda, ayaa waxay si waxshinimo
kujirto, ugudhaqaaqeen in dadka wadar ciqaabeed
lamariyo, si ay u soo dabcaan, u na qaataan mabda’
lala rabo inay aaminaan ee gumaysi doon ka ah, sidaa
Daraadeed waxaa muhiim unoqday in laga bilaabo siyaasadaas
guracan xudunta, halgan ka iyo gumaysi diid ka umada
somaalida ogadenia ee Q/dahare.
Waxay ahayd 2002 dhamaad keedii mar kii hogaanka
Nabad diidka iyo Nolol ladagaalan kii hore Jamiil
Muxumad Gaas uu yimid Q/dahare kadib na, u sheegay
maamulkii ujoogay halkaas in lagaqaado 10,000 E
BIRR reer kii aaga ay dagan yihiin gaadhi ONLF tu
ku qarxiso, halka 5000,E Birr lagaqaadayo tuulada
dii la dagaalami wayda ONLF ta haday tuulda soo
galaan, in taa waxaa dheeraa in madax furasho laga
qaado qofkii logu soo xidhi inuu taageero ururka
ONLF, waxaa magaalada laga qaaday lacag gaadhaysa
232000 E Birr ah, sida kuqoray Document gii adayadii
reer Q/dahare oo dacwada ugu tagay Zenaawi bishii
Sep 2003, lacag taasi wax ba kamabadalin niyad adaygii
iyo mawqif kii sugnaa ee dad ka deegaan kaas, ugudan
bayntiina, Jamil Muxumed Gaas waxuu kudan beeyay
hadan kujiraa jeelka kuwii soo dirsaday.
Waxaa bishan horaan teedii tagayQ/dahare Daa’ud
Diiriye Gaal iyo Cabdi Ilay waa gogaan ka Nabad
diid ka iyo Nolol ladagaalan ka ee deegaan ka, mar
labaad ayaa lasoonooleeyay siyaasadii duuga ahayd
ee ciqaab wadareed ka ahayd, waxaa lasoo uruuriyay
qabaailka dagaa Q/dahare, waxaana loo sheegay inay
bixiyaan qoskii ONLF deegaan kii sa wax ku dishay
waligeed ba lacag dhan 100,000 E Birr, iyadoon ognahay
guud ahaan caalmka dhaqaale xumada kajirta iyo abaaraha
iyo macaluusha kajirta Gobal ka, ayaa nidaam ka
Zinaawi oo ay matalayaan dhidid- dhawradiisa, sida
Cabdi Ilay iyo Daa’ud iyo Gadoomiyaha Gobalka
ee cusub Bashir Axmed Cawar, waxay mar labaad goos
teen inay baadhaan marta hooyooyin ka iyo jeebab
ka duqayda dagmada Q/dahare si ay u soodada jiyaan
dhimashada dhalaan ka iyo duqayda la ilka daran
macaluusha iyo caafimaad darida,
Gabagabadii
Waxaasehubaal ah in Q/dahre ay Q/dahare ahaan wax
na iska badalaynin, Dhidid dhawr Cabdi Ilay iyo
kaalmeeye yaashiisuna, ku dan bay, halka uu Jamiil
ku dan beeyay kuwii uga horayyay haw sha ay hada
hayaan sida Jamiil Muxumed Gaas oo kale
W/Qoray M Badel
Waxaa laga xidhiidhi karaa E mail ka dalkaygoow_30@ymail.com