Waxaan
marka hore Illaha ku mahadinaynaa in ay Xaajo Qurun
wada isku Marqaati kacady oo ay Ilma Abdi Awnuur
cadeeyeen waxa ay yihiin bulshada Ogadeniya S/Galbeedna
ay daaha uga qaadeen inay cadow dhab ah ku yihiin.
Marka
labaad Munaafiq ma xishoodee maanta wuxuu Ahmed
Wareeray xagaafka u qaatay inuu bohol dheer u qodo
xaqleyaasha ONLF iyo shacabka ay u halagmayaan balse
isku dayga Ahmed Wareerey ee ku dhisan Munaafiqnimada
iyo salfudaydka laguna dhoodhoobay boga beenta lagu
iibiyo ee Xaajo (Qurun wada) maxay ONLF yeeli kartaa?
maxayse gumaysiag u tari kartaa?
Su'aasha
labaad ee is weydiinta mudani waxay tahay Gumaysigu
saw ma oga inay ONLF meel walba oo dunida ah ka
hawl gasho? sawse ma oga inay hawlwadeeno leedahay?.
Ahmed
Wareerayga waashay ee Xaajo (Qurun wada) beenta
gumaysigu u soo dhiibo ku xarxariiqa waxaa ka maqan
inay waxa uu samaynayaayi meel u yaalaan Soomaalidu
waxay tiraahdaa wax uu nin ceeb u haysto ayuu nin
amaan moodaa waa yaabe Ina Abdi Awnuur ma jaajuusnimo
ayuu amaan moodayaa miyuusan ogayn in uu jaajuusku
yahay ruuxa ugu xun ee bulsada Ogadeniya S/Galbeedna
oo dhan laga takooro? miyuusan ogayn xiitaa kuwa
sida tooska ah jaajuusnimada isugu cadeeya ee waliba
ku sugan gudaah Ogadeniya S/Galbeed in aynan ogolayn
in jaajuusnimo lagu tilmaamo?.
Shacbka
Ogadeniya S/Galbeed waxaa la gudboon inay shaqsiyaadka
noocaas oo kale ah meel uga soo wada jeedsadaan
xiliga ku haboona lagu maxkamadeeyo dunuubta uu
umaada ka galayo iyo qadafka ula kaca ah ee uu ku
jariimaynayo dadka xalaasha ah ee xaqa umadooda
u dibad galoobay waxaa al gaaray xiligii Wareeray
uu uamada ka aamusi lahaa.
Xaajo
(Qurun wada) waxa lagu qor qoray wax weyn uma aragno
ka mana hadlayno Waxa uu soo qorana cid rumaysan
majirto oo horey ayaan run loogu aqoonin,waayo waan
la soconaa ninka qoraa inuunan miyirba qabin oo
uu dharkiisa ka shakiyo gurigiisana kolba xaafada
kaga soo dhaxo isagoo cabsi ka qaba dadka uu godobta
gar iyo mar la'aanta ah ka galo maalin walba oo
goob kasta ku abaal marin kara, waxaan doonaynaa
inaanu 3 da qodob ee uu Wareerey tooganayo mid mid
u ifino
1 Hadii uu gumaysiga intaas ku beer laxawsanayo
gumaysiga horey ayuu wax uga waayay oo warqad been
ah oo sir ONLF ka timid lagu tilmamay waxba Malas
uma kordhinayso isna cid wax ku siin maayo kanshana
uma uu hayo wax loo sheegana warka ONLF ayuu ugu
necebyahay waayo naxdin uun baa ku kordhi hadii
ONLF la soo hadal qaado oo xanuunka ay badeen ayaa
ku qasbay inuu is moogaysiiyo.
2
Hadii uu qolada xarootay ee Ibraahin Dheereama fariin
ugu gudbi is leeyahay isagoo u haysta inuu halagnka
Ogadeniya S/Galbed u dhexeeyo ONLF iyo Ibraahin
Dheere horta ONLF warba kama hayso wakhtina ku lumin
mayso Ibraahin Dheere waayo wixii macno leh ayaa
lagu mashquulaa nin culimo sheeganaya oo Tigrayga
gabdhaha Ogadeniya S/Galbeed ardaaga ku fara xumaynaya
wuu saxanyahay leh kuna qancay duligaas ma mudna
in la soo hadal qaado ONLF-na Tigray ayay colyihiine
Ibraahin Dheere col ma aha waana nin dantiisa gaarka
ah meeshii ay marto kadaba galaya ONLF hadii uunan
isagu toosh ku raadinaynin oo uunan ciidanka Tigrayga
xabada isaga dhigaynin wax ay ONLF u qabto ama ka
rabto ma jiro hana iska noolaado hadii uu is dhiibka
ku nabad galayo madarasooyinkana wax haka dhigo
3 Saalxudiin waa nin ururka ONLF ka baxay hadba
ciduu doonana raaca isaga laftiisa ONLF waxba uma
qabto waana nin ay u furantahay inuu Itoobiya la
shaqaysto iyo inuu dhulkiisa joogo labaduba midkii
uu sameeyana waa mid isaga uun anfici.
Sidaas
awgeed Wareeray meel lagu kaftamay ayuu moodayaa
in lagu kala tagay taasina waa uun waalida kola
ka dagta kolka ku kacda oo ay weheliyaan xumaan
iyo xiqdi uu ONLF u qabo oo laabtiisa madoobeeyay.
Ugu damabyn Ahmed Wareeray haddii ONLF ayaan sir
ka ka haya loogu sad kordhin in badan ayuu soo daabacay
waraaqo dhaadheer oo been abuur laga buuxiyay wuxuuna
ka sii qaaday bal olol cabasi xaga rabbi kaga timid
oo ah mida uu cudurka ka qaaday, ceeb uunan ragga
dhexdiisa fadhiisan karin iyo walaac ka dhashay
shakiga qalbigiisa dagay ee wax daweeya aan lahaynin.
Waana Illah mahadii inuu maanta isagu is fashiliyay
banaankana soo dhigay wax aanu in badan umada Ogadeniya
S/Galbeed uga dignay waana loo wada joogaa waxa
Xaajo Qurun wada ka soo hig leh waxaa kale oo Illah
mahadii ah bahda Haleelo.com na ay ku faraxsanyihiin
in aan horey Xaajo Qurun wada run loogu aqoonin
saa waaba hada oo uu ninkii qumaati u waashay Wareeray
waa ninka kaliya ee nimanka Xaar Wayaane
loo yaqaano ee gumaysiga u adeega gumaadka shacabkoodana
darajaad ku hela waa Ina Iley iyo Daauud Ahmaare
la mabda' ah balse qurbaha ku nool halkaana uga
jixiya.